Madaxweyne Biixi & danjire Keating oo kulan xasaasi ah ku yeeshay Magaalada Hargeysa (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Somalia, Danjire Michael Keating oo gaaray magaalada Hargeysa. Waxaa kulankan diiradda lagu saaray arrimo ay ka mid ahaayeen sidii loo abuuri lahaa jawi hufan oo ay labada dhinac ku wada shaqeeyaan. Kulanka Muuse Biixi iyo Danjire Keating … Continue reading Madaxweyne Biixi & danjire Keating oo kulan xasaasi ah ku yeeshay Magaalada Hargeysa (Daawo Sawirro)